Taarikhda Erling haaland Barcelona oo so ceerisay , Messi io Ronaldo ayuu shaashada ka qabsaday!
- Waa kuma Erling haaland?
Waxa uu ku dhashay 21-july-2000 magaalada Leeds ee dalka Egland, waqtigi uu joogay halkaas Aabihis wuxu ahaa Laacib kubada Cagta ah, wuxu xirna funaanada Kooxda rer norwach ee Bryne bilowgisi kadibna wuxu u wareegy
Carigaas iyo Egaland suu umatalo kooxda Nottinham forest, Leeds United iyo Manchester City lkn waa yihiisa wuxu so dhamaday ka dib dhaawac halis ah xidigi Manchester United Roy kean isgo umuuqady Royy mid ku talo gal usamayey cadaawad ka dhaxesay awgeed , waalidka haaland waxa lagu samyey qaliin lkn wuxu aha mid xanuuno kale oo badan la dhibatnayey taas oo sababty inu isga fadhiisto kubada cagta sanndki 2003.
Hooyda Haaland waxa lagu magacaba Gry Marite waxa la dhashay wiil lagu magacabo Astor Haaland iyo gabar lagu magacbo Gabrielle Braut ; Haaland wuxu ka dhaxlay cishqiga Cooska cagaran walidkisa, wuxu so mujiyey ahmiyad weyn yaraan tiisa in kubadan uleedhy
Markii uu dareemay waalidkis mowhibadan ku badeed waxa uu go'aansady tababa barida iyo walibada daryeelidisa kadibna waxa uu geyey naadiga Bryne ee dalka Norway marku jiray da'da 6-da sano, Haalnd wuxu la ciyaary Akaadaniyda kooxda wuxuna maray heerarka hoose kooxda ilaayo uu galay kuwa ka yar yar 19 jirada.
Xilli ciyareedki 2015-2016 wuxu dhaliyey 18 Gool 14 kulan uu ciyaaray, sababo ku aadan taydisa gool dhalined waxa lagu so dary Safki koowad dhamadki xilli ciyaaredkaas.
Waqtigas kama gudbin da'da 15ka lkn waa yihisu mahyn sidi la raby waxa uu ka qayb galy 16 kulan waqtigas inti lagu guda diray ma Usan dhalin wax goal ah , Bishi July 2017 wuxu galay tijaabo cusub isgo u waregy nadiga Modle wuxu la sameyey bandhig cajiiba isgo so cishty xasuustisi gool dhalinta si ay ugo aan sato kooxda Red pool selbac keento halkas na uga ciyaaro waxyna go aansty la so wareegistisa xilli xiraadka 2018 kaso kuso Biray bisha janayo 2019 ,
Halkaas ayuu kasi waday halaand kac doonkisa isgo so jiity caalamka , inti lagu gudo jiray bisha juny BVB ayaa ku gulusty la waregistisa
Ol ganne solch ayaa isku dayey inu keeno Manchester United.
Naadiyada waa weyn Barcelona, Manchester City, Manchester United, juventus iyo Real Madrid dhammantood waxy ahyn naadiyo ahmiyda siinya in safkooda kuso biiriyan Haaland lkn kuwi ugu waa weyna tilabooyin uqady wda hadalka kuwaas oo doonay in ay kula hishiiyn waxay ahaayen Juventus io Manchester United waxan qarka usarmay hishiisa in ay go aamiso labada naadi midkood ka hor in tysan u bur bur tafaashisan ku saabsan juve waxy diiday in ay laacibk siiyaan mushaar sanadeed kaas uu laacib uu doonayey 8M oo yuuro ima Manchester United ay waa faqeen musha harka laacibka lkn waxy diiden in ay jilbaha ujabsadan dalabka waliilka ninka lagu magaacabo (Minariyoola) Taas isgu matashy in ay helaan isga io waalidka haaland dhaqaaqlo waaliya.
Bilowgisi ninkan io soo jidashdisi waxay ahyd bishi may koobki Dunida ee ka yar 20 jirda, taasina waxy timid marki uu dhaliyey 9 Gool oo kaamil eh Guushi xulkisa Norway ay ka gaaren (Handros) ay 12:0 ku xasuuqeen.
Mucjisdu ku dhigayy Messi iyo Ronaldo.
Wuxu noqdy laacibka 3aad ee ugu yar ee noqdy taarikhda Koobka UCl oo hattrick ka dhaliya kadib Raus io weyn Roneyy
Wuxu kalu noqdy laacibki ugu horey kalnkisi ugu horyey Hattrdhaliyey ka dib weyn Rooney kadib 2004 uu Manchester United uu udhaliyey
Wuxu noqday laacibki ugu horeyey Koobka UCl Shantiisi kulan ugu horyey goolal Halka uu heesto Record uu kaga sareyo Messi iyo Ronaldo, waxa uu ku dhaliyey lix Goaal Saddexdiisa kulan ee uhoryey tatanka UCl , Ronaldo wuxu ubaahday sidaas inu ku samyeeyo 12 kulan Gaarista goalkis lixd halkas Messi ay ku qadaty 16 kulan suu ugaro lamberkas
Gunaanad
Hada Erling Haaland waa Laacib Manchester City eh kuna so biray Xilli ciyaaredki 2022-2023 lana qadayy Cup-yo dhowr ah uun ku jiro Cupka dhago weynaha .
Erling Haaland
M.a keep going my sister
ReplyDeleteM.a good job
ReplyDelete😍
ReplyDeleteGood job.😍
ReplyDelete❤️
ReplyDelete🔥🤍
ReplyDelete🤍❤️🔥
ReplyDelete👏👏
ReplyDelete