Shan sano ka hor maanto kale Mucjisadii habeenki Eureap ee Anfeild ka dhacday
Shan sano ayaa laga jooga markii maanto kale ay liverpool soo labasho cajiiba ku sameysay kooxda reer spain ee ka dhisan gobolka Catalaanka kulan qayb ka aha afar dhammadkii champions league 2018-2019.
kooxda reer spain ayaa lugtii hore ee afar dhammadka champons league gurigooda Cam nou kuso soo garacay liverpool 3:0, is dhigasho ay is dhigteen kooxdi reer spain iyo is ciilkaamis ay is ciilkamiyeen kooxdii reer Egland ayaa sababty natiijadii fajaciyo lama iloobanka ku noqty dunida ciyaaraha.
XAQIIQOYINKII KULANKAS LAGA DIWAAN GALIYEY
Liverool ayaa tuurty Saddex iyo toban (13) shots oo ay todobo (7) ka mida ahaayeen on targte waxyn shabaqa dhex dhigta todobdaas on targrte oo ay si fiican oga faa'idysaty Afar ka mid ah ,halka Barcelona ay tuurty sideed (8) on target , halka possessionka a 57% Barcelona gacanta ku heesay 43% ay liverpool gacanta ku heesay .
waxa habeenkaas mucjisooyin sameyey playerka da'da yar ee reds Alexander-Arnold kaas tuuray quick corner taas oo qaboojisay moogsisayna playrdii reer Barcelona meshay marayaan, waxan si dhaqsiyo eh goal ugu badalay Divock Origi daqiiqadii 79th ka na dhigay ciyaarta 4:0 / 4:3, sidoo kale Origi ayaa bilaabay horaanti kulanka daqiiqadi 7 gool kaas oo habeen weyn oo wali mucaashiqiinta reds maskaxdooda ka bixi la' qaaty.
Sido kale waxa habeen kaas door weyn qaaty kaas oo daqiiqadii 46 badal kusoo galay laguna badaly dafaca bidix ee kooxda reds Andrew Robertson dhaawac gaary awgiis ,isaga oo todobo daqiiqo gudaheed garoonka ku jira Wijnaldom wuxu dhaliyey goalkii labaad (2) liverpool ,labo daqiiqo oo kale gudahood Wijnaldom wuxu ku dhaliyey goalkisi labaad ahana goalki saddexda (3) ee kooxda waxana ka caawiyey Xherdan Shaqiri.
waxa habeenlas MAN OF THE MACH qaaty Origi oo bandhig waaliya soo bandhigay.
xidiga ugu fiican kubada cagta LIONAL MESSI ayaa habeenkaas kooxdisa ka jiifty aya Total shots sameyey 5 halka uu abuuray 3 chances, succeccful dribbles sameyey 4 ;80% .
Bortaha kooxda barcelona ayaa qaaty ban dhig aad uliita habeenkas kaas oo kenty in kooxdiisa xaalad xun sii gasho, halka boorta qaranka Brazil ahana boortaha livepool Allison uu qaty bandhig heer sare
kana caawiyey in kooxdisa in ay u gudabto finalaha koobka ugu qiimaha badan qaarada yurub dhago weynaha.
waxayna halakas Finalaha koobka dhago weynha ugu gudubty si cajiiba kooxda reer Egland ee Reds iydona ugu danbena ku guulaysaty UCL 2018-2019 kana qady isla kooxda reer Egland ee Tottham kulan ka dhacay garoonka Wanda Metropolitano Madrid Spain ayna leedahy kooxda Atletico de Madrid.
Well done
ReplyDeleteUnbelievable Liverpool o salah iyo farmino dhawac ka ahayen waso baxee cidna isma lahen shan sano dhan miya kaso waregtay😮
ReplyDeleteAmazing.!
ReplyDeletewell done❤️
ReplyDeleteAyy ❤️😮😭 ynwa 🩸🩸
ReplyDeleteLiverpool my lovely team ❤️
ReplyDeleteGod job
ReplyDeleteQormadaan Quruxda Bdan sida Noola Wadaagtay Waad ku Mahadsan tahay Xppti ☺️
ReplyDeleteHormar Wacan Aad ugu Farax sanaahay Wxaan qoraal inay gabar wx baratay soo qortay Mar Kle Hambalyo sida ugu dhiiratay inaa Qoraal Nocaan Nala Wdaagto Plz haka caajisin wxan ka sugna waa Qoraalo sidaan kle ad u bdan
Jazakallah Qoraa Fatxi Abdirizak ❤️
Mahadsanid Najmayy qaali😍
DeleteWaad ku Mahadsanid thy orahydada dhiirigalinta oo waliba Cajiibka intaan agtyda Qiimo aad uweyn Bay kala fadhida ❤️🔥
Qaali qormadada cajiib waaye😍hormar wacan kuu rajaynaya💕
ReplyDeleteMahadsanid xupiyeey❤️
DeleteKu mahadsanid qoralkaaaga my girl ❤️
ReplyDeletefattY horay usoco wall QaliYa
ReplyDeleteTan iyo 2015 Barcelona aan arkaaba waa la reebayay marka kuwaas iyagan rero champion ahayn 🤣
ReplyDeleteHala Madrid 🔥 🤍
ReplyDelete